Dhageyso Barnaamijka Xulashada Dhacdooyinka

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Kulanti xiisa badan Dhageystayaasheena sharafta lahow kusoo dhowaada Dhageysiga Barnaamijka Xulashada Dhacdooyinka ee Radio Gaalkacyo, waa Axad 30, April, 2017, Barnaamijka waxaa inoo daadihin doona Wariye C/khayr Maxamed Jaamac.

Hoos ka dhagayso Barnaamijka.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply