Dhagayso:-Puntland oo Dib u dajin u samaynaysa Dadkii xooluhu Dhaafeen.

Gaalkacyo ( Radio Gaalkacyo ):-Dawada Puntland ayaa wadda qorshe dib loogu dajinayo dadkii xooluhu dhafeen ee deegaanada kaladuwan Puntland kusoo xarooday gobolada.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha dawlada Hoose iyo Hormarinta Reer Miyiga Puntland C/laahi Xaashi Qoobdeero oo lahadlay Radio Gaalkacyo ayaa sidoo kale ka warbixiyey deegaano badan oo ka tirsan Puntland kuwaas oo Roob uu ka da,ay.

Hoos ka dhagayso Codka

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply