Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Gaalkacyo 27, April, 2017

Kulanti wacan oo wanaagsan Dhageystayaasheena sharafta leh kusoo dhowaada Warka Duhurnimo ee Radio Gaalkacyo, waa Duhurnimo Khamiis ah Taariikhduna tahay 27, April, 2017, Warka waxaa inoo soo jeedinaysa Fartuun Axmed Cali.

DHAGEYSO WARKA.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply