Dhageyso Barnaamijka Xulashada Dhacdooyinka 23, April, 2017

Kulanti xiisa badan Dhageystayaasheena sharafta lahow kusoo dhowaada Dhageysiga Barnaamijka Xulashada Dhacdooyinka ee Radio Gaalkacyo, waa Axad 23, April, 2017, Barnaamijka waxaa inoo daadihin doona Wariye Sayid Cali.

DHAGEYSO BARNAAMIJKA.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply