DHAGEYSO:Shir looga hadlayay nidaamka Federaalka oo lagu qabtay magaalada Garowe.

Magaalada Garowe ee casimada dowlada Puntland ayaa waxaa lagu qabtay Kulan looga hadlayo Nidaamka Federaalka oo ah nidaam at wada qateen umada Soomaliyeed kaas oo haatana kajira guud ahaan dalka.

Kulankaan looga hadlayo nidaamka Federaalka ayaa socon doona mudo labo maalmood iyadoona at soo qaban qaabiyeen dalladadhalinyarada gobolka Nugaal waxaana kaqeyb galay dadweyne fara badan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Bulshad.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply