DHAGEYSO:- Xildhibanad eedeyn ujeedisay Maamulka Gobolka Banaadir

Xildhibaanad Dahabo Suusow Maxamuud oo ka tirsan Mudanayaasha baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay eedeyn xoogan u jeedisay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir eedeyntaas oo ku’aadan habka uu beelaha dega gobolka Banaadir ugu qeybiyay  magacaabista xilalka gudoomiye kuxigeenada iyo xoghaynta.
Xildhibaan DaHabo Suusow ayaa sheegtay ugu horeyn in at taageersantahay magacaabistiisa balse aysanin beesha Jareerweyn laga qadiyay xilalka Cusub ee dhanka kuxigeenada iyo Xoghaynta gobolka Banaadir.
Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply