DHAGEYSO:- Magaalada Garowe oo lagu soo gabagabeeyay Shir looga hadlayay arimaha federaalka

Gaalkacyo (Radio Gaalkacyo):- Magaalada Garowe ee caasimada dawladda Puntland ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga arinsanayay arimaha federaalka.

Shirka waxaa kasoo qeybgalay dhallinyaro ka kala yimid gobolada Dawladda Puntland, waxaana uu magaalada Garowe shirkaasi ka soconayay laba maalmood.

Ujeedada shirka ayaa lagu sheegay in ay dhallinyaradu fahanto arimaha federaalka waxaana barnaamijkani lagu gorfeeyay arimo ay ka mid yihiin Dastuurka Qabyo qoraalka dawladda federaalka Soomaaliya.

DHAGEYSO

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply