DHAGEYSO:- Maamulka Gobolada Hayland iyo Sanaag oo iska kaashanaya ilaalinta Deegaanka

Gudiga ilaalinta Deegaanka gobolada Hayland iyo Sanaag ayaa bilaabay wada shaqeyn ku’aadan dhanka ilaalinta deegaanka iyo inay iska kaashadaan sidii dadka looga wada wacyi galin lahaa xaalufinta deegaanka.

Ismaaciil Cabdi Shabeel oo kamida gudiga ilaalinta deegaanka ee degmada Dhahar ayaa hadaba waxa uu kawarbixiyay sida ay uga wada shqeynayaan gudigaas dhanka ilaalinta deegaanka.

 

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply