DHAGEYSO:- Dawladda Imaaraadka Carabta oo duleedka Hargeysa ka hirgelisay Biyo-xireen

Hargeysa (Radio Gaalkacyo):- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa waxay duleedka magaalada Hargeysa ka hirgelisay biyo xireen balaaran kaasi oo dhowaanahan dhismihiisu halkaasi ka soconayay.

Munaasabadii xariga looga jarayay biyo xireenkaasi ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ka socotay Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Madaxda Soomaaliland waxaana si weyn loo soo dhoweeyay biyo xireenkaasi oo la sheegay in xilligii loogu baahi badnaa la hirgeliyay.

DHAGEYSO.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply