DHAGEYSO:- Qof lagu dilay goob rashiin lagu qeybinayay

Degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa rabshado ay ka dheceen goob rashiin loogu qeybinayay dad ay abaaruhu saameyn kuyeesheen iyadoona rabshadahaas ay sababeen dhimashada hal qof iyo dad uu dhaawac soo gaaray sida ay xaqiijiyeen maamulka degmada.

Gudoomiyaha degmada Baladweyn ayaa sheegay in goobta rashiinka laga qeybinayay aysan maamulka degmada waxba kala socon cida maamulaysay iyo habka wax looqeybinayay balse ay kawar heleen rabshadaan oo dhacday.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply