DHAGEYSO:- Halkee mareysaa dib u dayactirka Laamiga weyn ee xiriiriya Gaalkacyo Ilaa Garowe

Masuuliyiinka ka socda Hay’ada wadooyinka Puntland ayaa waxa ay kormeer ku sameeyeen halka ay marayso samaynta wado ay adagsan doonaan gaadiidka inta dhismaha lagu wado wada dhareer ee xariiriso  Magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo.

Magaalada Burtinle ayaa dhawaan waxaa laga Bibaabay wado laga hareer saamaynayo wadda laamiga ah  si ay  gaadiidka u adeegsadaan inta dhismaha wada laamiga ah lagu wado  waxaana ilaa iyo hada lagu guleestay dhismaha 17 Km oo jay ah  .

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,

Leave a Reply