DHAGEYSO:- Baarlamaanka Jubbaland oo Gudi uxilsaaray inay soo hubiyaan Habka…

Barlamaanka Jubbaland oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxay kaga hadleen arimo badan oo laxiriira xaalada gobolada Jubalaand.

Dhanka kale Munadanayaasha barlamaanka Jubbaland ayaa waxay  gudi u xilsaareen in ay soo baraan dadka bixiya deqaaha iyo habka loogaarsiiyay dadka at abaaruhu sameeyen xildhiban Shire Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay ajandaha kulanka Baarlamaanka.

Wixii fariin ah waxaad Radio Gaalkacyo ugu soo haggaajin kartaa Ciwaanka:- codadka@gmail.com, Nagala soo xiriir Telfoonada kala ah +2525853330, +252907795004,